Soqotra

Ka Wikipedia

Coordinates: 12°30′36″N 53°55′12″E / 12.51000°N 53.92000°E / 12.51000; 53.92000

 Yemen

Jasiirada Suqadara waxaa ay ku taala Marinka Gardafuul. Waxa ayna xeebaha Soomaaliya u jirtaa 240km. jasiiradan waxa ay ka tirsan tahay wadanka Yemen , waxa ayna ka kooban tahay 4 jasiiradood, mida ugu weyn ayaa ah Suqadara. jasiiradan dadka dagan ayaa asalkooda waxa uu kasoo jeedaa Carab Meheri , , Jasiirada soqotra waxaa degen dad gaaraayo ilaa 50.000 oo qof. Waxana laga dhabarjaray somalidiiSomali Degaanka

sido Kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • saqutra waa jasiiradda u dhaxeyso somaliya iyo yaman.
  • somaliya waxa ay u jirtaa 300 km halka ay dalka yaman ay u jirto 500 km .
  • madanaa waxaa ku nool soomali iyo carab.
  • luuqadaha lagu hadlo waa afka soomaliga iyo afka carabiga.
  • waxaa inta badan u badan dadka soomalida.
  • waxaa ay inta badan yihiin beeraaley iyo kalumeystayaal.
  • waa aniga oo ah mohamed jama harett ( dolow)
  • Somali Degaanka