Oromo

Ka Wikipedia

Oromo Waa Qowmiyad Degta ItoobiyaIyo Koofurta Kiinya. Waana Qowmiyada ugu badan ee Itoobiya ama Geeska Afrika. Afkooda ama luqadooda Waxaa la dhahaa Afaan Oromo. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.

Dadka Caankaa ee u dhashay Oromada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxaa ka mid ah: ABEY AHMED Raysal Wasaaraha Ethopia iyo oo ku kale oo farabadan.!!

  • Tafari Makwanen: oo loo yaqaanay Xayla Siilaasi I, waxa uu dhashay July 23, 1892, magaalada Harare, waxa uu ku dhintay August 27, 1975 Addis Ababa, waxa uu ahaa Imbaraadoorkii Itoobiya intii u dhaxaysay 1930 ilaa 1974, waxaanu qayb wayn ka soo qaatay dawladii Casriyeynta Itoobiya, taasoo ka dhigtay inay kaalin muhiim ah ka qaadato Afrika, gaar ahaan dagaalkii labaad ee Adduunka, sida guushii uu ka gaadhay inuu Itoobiya geliyo Ururka Qaramada Midoobay iyo Qaramada Midoobay, oo uu Ururka Midowga Afrika u doortay caasimadda Itoobiya ee Addis, Ababa Itoobiya.`