Jump to content

Sow Bawlo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay São Paulo)
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Sao Paulo. Qoraal ka hadlaya gobolka fiiri Sow Bawlo.
Magaalo la magac ah fiiri Saynt Bawl ee Maraykanka.
São Paulo
Município de São Paulo
Dowlada Hoose Sow Bawlo
Ka soo biloow kor, ilaa migid: Buundada Octávio Frias de Oliveira Bridge; Dhismaha Taariikhiga São Paulo ee ku yaala Paulista Avenue; São Paulo Cathedral; muuqaalka guud ee badhtamaha São Paulo, meelo taariikhi ah; Beerta Ibirapuera; Luz Station iyo muuqaalo xiiso badan oo habeenkii ah.
Flag
Coat of arms
Nickname(s): 
Terra da Garoa (Dhulkii horumarka) iyo Sampa
Motto(s): 
"Non ducor, duco" (Latin)
"Aniga la ima hogaamiyo, aniga hogaamiya"
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Brazil" does not exist.
Wadanka Brazil
Gobolkakoonfurbari
Gobolka Barasil Gobolka São Paulo
La dhiseyJanaayo 25, 1554
Dowlada
 • Duqa-magaaladaFernando Haddad (Xisbiga Shaqaalha Barasiil)
 • Metro
7,943.8 km2 (3,067.1 sq mi)
Joogga
760 m (2,493.4 ft)
Tirada dadka
(2014)[1]
 • Rank1aad
 • Cufnaanta dadka7,762.3/km2 (20,104/sq mi)
 • Urban
11,895,893
 • Metro
20,935,204
 • Metro density2,469.35/km2 (6,395.6/sq mi)
Magac kalePaulistano
Aag saacadeedUTC−3 (BRT)
 • Xagaa (DST)UTC−2 (BRST)
Postal Code (CEP)
01000-000
Furaha(+55) 11
WebsiteSão Paulo, SP
Muuqaalka magaalada Saw Bawlo, Barasiil.
Deegaanka Juquraafi ee magaalada Saw Bawlo, Barasiil.
Muuqaalka calanka magaalada Saw Bawlo, Barasiil.

Sow Bawlo, Saw Bawlo (Af Ingiriis : Sao Paulo; Bortaqiis: São Paulo /ˌsaʊ ˈpaʊloʊ/) waa magaalada ugu dadka badan wadanka Barasiil ee Koonfurta Ameerika, magaalada ugu wayn dhamaan deegaanada koonfurta dhulbadhaha, iyo mida 11aad ee ugu balaadhan iyo dadka badan ee dunida.

Sidoo kale, magaaladan Saw Bowlo waa caasimada iyo magaalo madaxda Sow Bawlo, oo ah deegaanka ugu dadka badan wadanka Baraasiil. Magaaladani waa xarun ganacsi, waxbarasho, diin, madadaalo iyo bar-tilmaameed dalxiise.

Saw Bowlo waxa tiraba labo jeer lagu qabtey koobka Ciyaaraha Kubada Cagta sanadadii kala ahaa 1950kii iyo 2014ka.

Taariikhda Magaalada

São Paulo

São Paulo waa magaalo ku taalo dalka Barasiil. Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa (11,037,593 qof). Sidoo kale waa caasimada Gobolka São Paulo. Magaaladaan waxee ka midtahay magaalooyinka ugu weyn aduunka.

  1. (PDF). Ibge.gov.br ftp://ftp.ibge.gov.br/Estimativas_de_Populacao/Estimativas_2014/estimativa_dou_2014.pdf. Soo qaatay September 14, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)