Maxamed Xaashi
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Maxamed Cabdi Xaashi)
Mohamed Abdi Hashi (Carabi) محمد عبدي هاشي | |||
| |||
Ka qabtay xil October 2004 – 8 January 2005 | |||
Xilka kaga horeeyey | Cabdullaahi Yuusuf Axmed | ||
Xilka kaga dambeeyey | Maxamuud Muuse Xirsi Cadde | ||
Macluumaad gaar ah
|
|||
Ku dhashay | 1927 Buuraha xargaga laascaano | ||
Diinta | Islaam |
Maxamed Cabdi Xaashi Wuxuu ka dhashay beesha Reer-Darawiish wuxu ku dhashay Baadiyaha Xargaga ee ka xidha dhinaca Galbeed Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool,wuxuu wax barashadiisii ka bilaabay Magaalada Laascaanood oo markaas ahayd qariyad yar,Muddo ka dib wuxuu wax barashadiisii u wareegey Magaalada buro
Katagey 5 carura 3 wiil iyo laba gabdhoo
Hoyadiis xaawo raage
wiilkiisa Dr Abdirahman Mohamed Abdi Hashi wuxuu u tartamay MW soomaaliya sanadkii 2012-kii, hadda na Musharax u taagan MW soomaaliya 2022-2026.
W