Dhulbare
Coordinates: 0°0′0″N 77°59′31″W / 0.00000°N 77.99194°W
Dhulbadhe, Dhulbare (Af Ingiriis : equator; Af Carabi : ar) waa xariiq qaloocanoo ku soo meereesto soo wareegta goobada meere taasi oo u kala qeybisa labo gobol.
Sida caadiga ah, Dhulbadhe waa xariiq khiyaali ah oo dhulka u qeybisa Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur. Sidoo kale, xariiqda dhulbadhuhu waxay leedahay dherer dhan 40,075 km; taasi 78.7% ka mid ah dhex marto biyaha badaha iyo 21.3% oo dhul dhex marta.
Guud ahaan, dhamaan meerayaasha koonka waxay dhamaantood leeyihiin xariiq dhulbadhe.[1]
Sharaxaad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhulbadhe waa xariiq dhexmarta meere kasta taasi oo u qeybisa labo gobol; koonfur iyo waqooyi. Dhulbadha, sidoo kale loo yaqaano Xariiqda Dhexe waxay meeraha dhulka ka dhex martaa qaarada Afrika, Badhtamaha Ameerika, iyo qeybo ka mid ah Aasiya.
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |