Jump to content

Dhufeeyska Mariana

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dhufeeyska Mariyana)

Dhufeeyska Mariyana

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhufeeyska Mariyana (ingiriis: Mariana Trench) waa barta ugu hooseeysa oogada sare ee dhulka. Godkan wuxuu ka hooseeyaa oogada sare ee biyaha badda tiro dhan 10,911 mitir.


Dhul Cilmiga Macdanta