Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland
Somaliland Armed Forces Ciidamada qalabka sida ee Somaliland القوات المسلحة الصوماليلاندية | |
---|---|
Calanka Ciidanka Qalabka Sida ee Somaliland | |
Asaas | 1991 |
Qaybha ciidanka | Ciidanka Qaranka Amniga iyo waqtiga Dagaal kaliya: ilaalinta Xabsiyada oo keliya: |
Xarunta | Hargeisa |
Hogaanka | |
Commander-in-chief | Muuse Biixi |
Minister of Defence | Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid |
Chief of Staff | ina canbaashe |
Awooda Ciidan | |
Da'da Ciidanka | 18-45 |
Ciidanka hawl gali kara |
150,000, age 60 |
Waxa Ciidan noqan kara Sanadkiiba |
250,000 |
Shaqsiyaadka Firfircoon | 100,000[1] |
Ciidanka Kaydka | 50,000 |
Qarashka ku baxa | |
Budget | $350 million[2] |
Wax soo saarka dalka inta uga baxda | 30% |
Xigasho | |
Ranks | Darajooyinka Ciidanka Somaliland |
|
Ciidanka Xooga Somaliland (Af Ingiriis : Somaliland Armed Force; Af Carabi : ar) waa Ciidanka Qalabka Sida ee Wadanka Somaliland. Ciidamada somaliland waxa ay fadhiisimo iyo saldhigyo ku leeyihiin dhamaan wadanka. ciidamada somaliland waxa ay leeyhiin dhamaan qaybaha ciidan ee wadan yeesho. waxaa sharci ahaan loo ogolyahay dadka wixii kawayn 18 ilaa 49 ciidanka melatariga somaliland waxa lagu qiyaasaa ilaa 100,000 oo askari melatariga somaliland waxaa uu ku qalabeysan yahay qalab ciidan oo dhameystiran sida taangiyo, baybey, baabuurta gaashaman ,qoryaha lidka diyaaradaha ,noocyada PM ka ,Hubka fudud iyo ka culusba tabarada ciidamada melatariga somaliland waxay kusoo kala qaatan dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ciidanka warmly wuxuu leeyahay cusbitaalo lahi daryeelo ciidanka iyo xaasaskooda iyo caruurtooda health officer Siciid maxmuud
dhamaan xuduudaha iyo ciida somaliland waxaa ilaaliya masuulna ka saaran yahay si fiican waajibkooda u guta ciidanka qaranka J.Somaliland ciidanka warmly sidookale wuxuu leeyahay cusbitaalo dhakhaatiir aqoon sare ulleh by health officer Ahmed Mubarak
Tayada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tayada ciidanka Somaliland ayaa ah mid aaad u saraysa marka loo eego geeska Afrika
taariikhda ciidamada qaranka soomaliland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]cii damada soomaliland waxa ay taariikh diisu ka soo bilaab maysaa markii ay ahayd maxmiyada waxala aasaasay ciidamadii loo yaqaanay rukuubleyda 1913-1941 ciidamadaasi waxa ayla daagaalameen halyeygii soomaliyeed iyka oo gudanaya waa jibkoodaa qaran waxa labaa bi iyay 1941 waxaana lagu badalay ciidamadii la odhanjiray ciidamada ilaalada maxmiyada 1941-1960
Darajooyinka ciidan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ (PDF) http://piracyreport.com/downloads/kirk.senate.gov_pdfs_KirkReportfinal2.pdf. Soo qaatay 20 May 2018. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Rubin, Michael. www.realcleardefense.com https://www.realcleardefense.com/articles/2019/03/07/somaliland__key_to_winning_americas_longest_war_114238.html. Soo qaatay 2020-03-03. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)