Xasharaad
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Cayayaan)

Xasharaad ama Cayayaan waa qeeyb ka mid xayawaanka bilaa laf-dhabarta ah kuwaas oo jidhkoodu u sameeysan yahay sadex qeeybood: Madax, Ubuc iyo dabo, kuwaas oo leh lix logood, tiro badan oo indho ah iyo labo gees oo dareemayaal ah. Xasharaadka waxa uu ka kooban yahay qeeybo aad u fara badan oo kor u dhaafaysa hal milyan oo nooc.
Cimriga xasharaadku wuxuu u dhexeeyaa (noocyo hal maalin nool ilaa noocyo dhowr sano gaadha), laakiin dhamaantood waxay ka dhashaan ukun.