Badda Madow
Badda Madoow Black Sea | |
---|---|
Badda Madoow Black Sea is located in Earth Badda Madoow Black Sea | |
Meesha dhacdo | 44°N 35°E / 44°N 35°ECoordinates: 44°N 35°E / 44°N 35°E |
Nooca | Bad |
Ka soo qulqula | Danube, Dnieper, Rioni, Koonfurta Bug, Kızılırmak |
Dhexmara | Bosphorus |
Wadanka biyo fadhiisiga | Bulgaria, Georgia, Romania, Russia, Turkey, Ukraine |
Max. length | 1,175 km (730 mi) |
Baaxada biyaha | 436,402 km2 (168,500 sq mi) |
Qotoda | 1,253 m (4,111 ft) |
Ugu godan | 2,212 m (7,257 ft) |
Cabirka biyaha | 547,000 km3 (131,200 cu mi) |
Gasiirad | Marmara Island, Avşa, İmral, Prince Islands, Paşalimanı iyo Ekinlik Island |
Bada Madaw (Af Ingiriis : black sea; Af Carabi : ar) waa bad ku taala koonfur bari qaarada Yurub iyo Aasiyada dhexe waxa ay kula xidhiidhaa bada dhexe ee ee cad. kinaalka loo yaqaanmo bosfoor iyo bada marmarka waxa kale oo ay la xidhiidhaa bada looyaqaanoo asoof waxa ay kala xidhiidhaa kinaalka. Kertish wabiyada ugu waawayn ee ku shuba bada madaw waxa ugu waawayn wabiga daanoob]. masaaxad bada madaw waxa ay kabadantahay 24 kun klm oo isku wareega.dhirerkiida hoostuna waxa uu gaadhaa 2210 mitir. Dawladaha hadheeya bada madaw waxa ay yihiin dawladahan. ukrain ruushka turki bulgaariya iyo roomaaniya. magaalooyinka ugu caansan ee kuyaala bada madaw waxa kamida.Istanbuul daraabsoon.bada madaw waxa ay kamidtahay badaha caalamka ugu waawayn
bada madaw waxa ay isku xidhaa qaaradaha yurub iyo asiya bada madaw waxa ay kulmisaa wadamo aad ubadan
Qoraalo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]