Astronomical unit
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay AU)
AU oo loo soo gaabiyay Astronomical Unit waa halbeega meereyaasha, xidigaha iyo dhamaan walxaha ku dhex jira koonka.
Halbeega AU wuxuu u dhigmaa 149 597 870 700 mitir (qiyaastii 93 milyan mile) taasi oo ah dhererka masaafada dhulku u jiro qoraxda.
Astronomical Unit | |
---|---|
Hab halbeeg | Halbeega Xidigaha (La isla gartey in loo isticmaalo SI) |
Halbeegga ah | dherer |
Astaan | au |
Unit conversions | |
1 au in ... | ... is equal to ... |
Halbeega SI | ×1011 1.4960m |
halbeega Maraykanka | ×107 9.2956mi |
other astronomical | ×10−6 parsec 4.8481 |
units | ×10−5 1.5813ly |